Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Odayadii Taleex oo ka hadlay sida Somaliland ciidankoodu u soo galeen iyo waxa ay yeeleen. ( Daawo Video han )

$
0
0

Laba casho ka hore waxa ciidammada Somaliland ay xoog ku galeen magaalada Taleex ee saldhigga u ah maamulka Khaatumo. Ciidammada magaaladaa galayna lamay kulmin wax iska caabbin ah. Sababta ay sidaasi u dhacday iyo wixii talo la moodayna waxa ka warramaya odayada magaalada oo shir qabtay, kadib markii ay ciidammadii Somaliland dib uga noqdeen magaalada. Halkan ka dhegeyso:

Awdalpress.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images