Awdalpress – Hargeysa – Wasiirka Madaxtooyada mudane Xirsi Haaji oo lagu yaqaan soo xero gelinta dadka mucaaridka ku ah Somaliland gaar ahaan shakhsiyaadka ka soo jeeda beelaha darifyada, ayaa maalintii shalay ahayd ayaa Garaadka Dhulbahante si weyn ugu soo dhaweeyey magaalada Hargeysa.
Soo dhaweyntii Garaadka oo aanay duqayda beesha Isaaq u kala hadhay, ayaa Somaliland u ahayd guul lama filaan ah, oo wax weyn ka tari karta soo xero gelinta gobollada bariga ee dagaalladu daashadeen. ( halkan ka daawo war arrintaa ku saaban )
Awdalpress.com




