Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Shabakadda Heemaalnews.com oo soo bandhigtay ceebihii reer Awdal la dhex tegeen shirkii Kulmiye oo ay Amaal Xaaji Miisaan qaar soo bandhigtay..

$
0
0

Shirkii xisbida Kulmiye muuquu lahaa?

????????Xisbi dadka ku jiraa ay u badan yihiin mucaqad iyo annaani, oo aan bislayn, dhaqan qabiil oo fool xunna loo qaabeeyey. shirkii goollo goollaha oo muuqaa lahaa ayaa maanta soo af jarmay, waxana madashii iyo intii uu soo gur guuranayeyba aad loogu bahdilay shakhsiyaadkii garashada siyaasadeed ka lunsanayd, ee saamigooda ergooyinka loo qadhiidhay, haddana sida xun loo bahdilay.
Dadweynaha sharafta leh ee reer Awdalla waxa ay suuqyada iyo majlisyada ku sheekaysanayaan, ceebta ay kooxdaasi mayalka jilicdasane u soo hoysay. Waase la isaga dambeeyaa, ee bal ceebihii dhexdooda ka dhacayey mid ka mid ah aan shacabka u soo gudbinno.

Waa Amaal Xaaji Miisaan oo waraysi siisay shabakadda heemaalnews.com, ku soo dhawaada.

Awdalpress.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images