Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Wasiirka Beeraha Somaliland oo mashaariic laba milyan ay ku baxayso ka furay Gebilay.

$
0
0

W.-BeerahaAwdalpress – Gebilay – Wasiirka Beeraha Faarax Geedoole waxa uu shalay ka furay degmada Gebilay mashruuc aad u qiimo badan oo lagu horumarinayo  beeraleyda degmada Gebilay. Dhul beereedka degmada Gebilay ayaa ah dhul ay carradiisu aad u kala geddisan tahay, waxana mashruucani inta badan ka faa’iidaysanaya shakhsiyaad gaar ah oo laga leeyahay dano siyaasadeed.

Halkan ka daawo warka mashruucan.

Awdalpress.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images