Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Tacsi Ku socota qoyska reer Cige Axmed Geeridii ku timid Maxamed Cige

$
0
0

tacsiINNAA LILAAHI WA INNAA ILAYHI  RAAJICUUN; Dhamaanba Bahda shabakada Awdalpress iyaga oo ka tiiraanyaysan Geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Maxamed Cige Axmed oo ku geeriyooday Boorama si kedis ah, isla markaan shalay lagu Aasay Xabaalaha Caro-qoolaab ee Bariga magaalada Boorama, waxaan tacsi u diraynaa Qoyskii, Caruurtii iyo Xaaskii uu ka baxay Marxuum Maxamed Cige, waxa kale oo aan tacsida si gaara uGu xusaynaa C/wahaab Cige Axmed iyo dhamaanba qoyska reer Cige Axmed in ilaahay Samir iyo Iimaan inaga wada siiyo marxuumka, ilaahayna Janadii Fardawsa ka waraabiyo.. Aaaammmmiinnnnnn, Qoyska reer Sh Cumar Good oo kala jooga dalka guidhisa iyo Dibadiisa waxay tacsi taas la mid ah gaadhsiinayaan qoyskii iyo qarabadii uu ka baxay marxuum Maxamed Cige Axmed in ilaahay Samir iyo Iimaan ka siiyo, Aaaaaaaaaaaammmmmmmmiin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images