Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Halkan ka daawo sida dayuuradaha Ruushku sida roobka u dul ceegaageen hawada dalka Ukrain

$
0
0

UkrainWadanka Ruushka ayaa lagu eedeeyay inay caawiyaan malleeshiyaadka ka hor jeeda dawladda Ukrain ee doonaya in ay gooni uga go’aan dalkaasi, waxana la soo sheegayaa inay diyaaradaha dagaalku xoog ugu qul qulayaan dalkaasi.

Gobolo iyo degmooyin ka tirsan dalka Ukraine weli waxaa ka socda dagaalo u dhaxeeya labada dhinac ee is diidan balse dadka Caalamka ku nool ayaa la yaaban Ruushka oo Diyaaradihiisa dagaalka markeey doonaan ku yaaca gudaha wadanka Ukraine oo siyaasad qasan ay ka taagan tahay. 

Awdalpress.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images