Awdalpress – Stocklom – Prof Saleebaan Ahmed Guuleed oo booqasho ku jooga dalka Sweden, isla markaana ah shakhsi ku tilmaaman aqoon iyo waxqabad, taariikhdana kaga qoran baal dahab, oo weliba ah aqoonyahankii daah furay Jaamacaddii ugu horreeysey Somaliland ama Somalia ka dib bur burkii maamulkii dawladnimo. Ayaa la hadlay Jaaliyadda reer Awdal ee deggen caasimadda dalka Sweden. Waxana uu xusay qaddarinta uu u hayo dadkii Jaamacadda la dhisay sida Bashir Sh. Omer Goth
Awdalpress






