Awdalpress – Laascaanood – Ciidammo tiradoodu ay gaadhayso 5o meeye, ayaa ka soo goostay maamulka Puntland oo u soo galay maamulka Somaliland. Waxana ciidankan lagu soo dhaweeyey magaalada Laascaanood. Warkii oo faah faahsanna hakan ka daawo
Awdalpress