AWdalpress – Wednesday, 05 June 2013 - Shacab aad iyo aad u tiro badan oo tobnaa hareeraha dariiqyada iyo baabuur xad dhaaf ah ayaa uu Prof. Samatar kula kulmay magaalada Dilla oo ah albaabka laga galo Gobolka Awdal ee dhinaca bariga.
Magaalaba magaalo ayey quusisaye, waxa uu Prof. Ahmed Samatar la amakaagay dadka tiradan leh ee Dilla ku sugayey, kaddibna waxa uu kala hadlay meel fagaare ah.
Dhagayso Warbixin Wariyayaasha Heemaal News Ee Ku Sugan Dagmooyinka Boorama Iyo Dilla Oo Ka Warbixinaya Qaabka Ay U Dhacaday Soo Dhaweynta Prof Samatar Oo Booqday Maanta Dagaanadaas (Dhagaysi)

rof Axmed Ismaaciil Samatar oo maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Boorama ee caasimada labaad ee gobolka Awdal daawasho wacan
Source: HeemaalNews.com
Isha ku hay awdalpress.com si aad ula socotid warar sugan iyo faallooyin.





