Barnamijka toddobaadlaha ah ee loo yaqaan Qubahana Salaasada ee ka baxa idaacadda VOA ee saldhiggeedu yahay dalka Maraykanka ayaa lagu soo qaatay dhacdadii lagu dilay ninka Madaw, taasi oo keentay in dadka madaw ee degmooyinka uu dilku ka dhacay ay sameeyaan muddaharaadyo is daba joog ah. ( Bal warkaa iyo kuwo kale hoos ka daawo )
Awdalpress.com





