Daawo: Odayaasha Beel ka tirsan beelihii isku hayay Deegaan ka tirsan Burco oo Gaashaanka ku dhuftay Go’aan xubno guurtida ka tirsani ka soo saareen Khilaafka labadaasi beelood.. Beesha diiday go’aanka ayaa ah Beesha H/jeclo.. halka go’aamadii hore ay diideen beesha ARAB..