Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Bal eega Ahmed Siilaanyo sida loogu hor caayayo madaxda xisbiyada mucaaridka ee la tartamaya. Bal sharaf dhaca iyo isku tudh la’aanta aan sharaf iyo karaamo la isku oggolayn eega. ( Nala daawo gabaygan ninka reer Gebilay u tiriyey Siilaanyo )

$
0
0

Shame-HeaderAfku wuxu la xoog yahay magliga xawda kaa jara….tuducdaasi waxa ay ku jirtay gabay hore, oo nin abwaan ahi tiriyey. Taasi waxa la mid ah sida foolxumada ah, nacaybka ah, dilka ah, ee taariikhda qof sharaf ka doonaya dadkiisa loo caayo, loo aflagaadeeyo, ee nin doorkii degmaduna u daawanayo, u dhagaysanayo, ee ugu qos qoslaan. Horena waxa Madaxweyne Ahmed Siilaanyo ay ugu salaameen kabo, aan taariikhda cid sidaa kabo loogu salaamay aanay jirin. Haddana waxa la yaab noqotay sida uu  Siilaanyo ugu sii sad buriyey reer Gebilay iyo siyaasiyiintooda.

 

 

Ku quus qaado gabaygan, ninkii moodayey in reer Gebilay karaamo iyo sharaf u hayaan Ahmed Siilaanyo. Waxanse ka sii yaabbanahay halka ay mareen madaxdii ka soo jeedday Gebilay ee dawladda Ahmed Siilaanyo matalaysey, xataa kama ay hadal. Uma jeedo maxay u xidhi waayeen Abwaanka, waayo kuwa ka danbeeya ayaa danbiga iska leh, laakiin laakiin laakiin …..?????

 

Waxan leehay reer Gebilay, waar isku xishooda, oo wanaagga sida loo keeno barta, xumaanta intan le’egna iska daaya, Somalida ayaa tidhaa, haddii dhagta la gooyo, daloolkaa hadha. Ee sharaf dhaca halla joojiyo. Af xumaduna colaad mooyee wanaag ma dhaliso.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images