Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Eid Mubaarak…Kullu caam Wa Antum Bi Khayr.

$
0
0

Happy-Eid-MubarakEidda Carrafa ee sannadkan 2014 oo u beegantay taariikhal milaadiga 04/10/2014, waxa ay dadka Somaliyeed ugu soo beegantay wakhti ay dhibtii ka yaraatay, wakhti rajo fiican la qabo, wakhti nidaam dawlo laga hilaadinayo Koonfur, wakhti Somalilandna ay meel fiican marayso. Waxa laga adkaaday Al Shabaab oo dadka iyo dalkaba dhib badan ku hayey. Ammaankii dalka ayaa meel fiican maraya.

Ciiddan Carrafa ee aan maanta u dabbaal degeyno, waxa ay dadka Somaliyeed iyo shucuubta muslimiinta ahiba ugu diyaar garoobeen si  weyn, inkasta oo dalal badan oo Muslimiin ahi ay dhib qabaan, dagaallo ay halakeeyeen. Si gaar waxa loo xusi karaa, magaalooyinka Muqdisho, Hargeysa, Borama, Baydhaba, Garbahaarray, Cadaado, Garawe iyo Kismayo oo si weyn oo aan caadi ahayn loogu diyaar garoobay .

Dhammaanba dadka ku xidhan shabakaddan  iyo inta kale ee muslimiintaba waxan leenahay Eid wanaagsan.

Awdalpress.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images