Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

ISIS oo “qoorta ka goysay” Alan Henning

$
0
0

Alan_henning_512x288_pa_nocredit

 

Xagjiriinta kooxda dowladda Islaamka ayaa siidaayay fiidiyow muujinaya iyagoo qoorta ka jaraya lahayste u dhashay dalka Britaine oo lagu magacaabay Alan Henning.

Mr Henning, oo 47 sano jir ahaa, sidoo kalena ahaa taksiile, ayaa la qabsaday bishii December, ee sanadkii tagay, xilli uu ka mid ahaa koox dareewalo ah oo kexeynaayay kolonyo gaadiid gargaar u siday Suuriya.

Dowladda Islaamka, oo dhul badan ka haysata Ciraaq iyo Suuriya, waxay kol hore dileen laba weriye oo u dhashay Mareykanka, iyo David Haines oo u dhashay Britain kana shaqeyn jiray howlaha gargaarka.

 

Alan Henning reerkiisa ayaa IS ka codsaday kol hore inay siidaayaan

 

Weriyayaasha waxay sheegayaan in ninka wejiga duuban ee dilay Alan Henning uu la mid yahay kii madaxa ka jaray seddaxdii hore.

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images