INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
Dhamaan dhalinyarada ay magacyadoodu hoos ku xusanyihiini waxa ay tacsi tiiraayo leh u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii iyo dhammaan ummadda reer Awbarre geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum Maxamed Ciise Bule oo ku geeriyooday magaalada awbarre.
Maxamed Ciise Bule waxa uu ahaa Macallin soo saaray aqoon yahan tiro badan oo ka soo jeeda degmada awbarre. ILAAHAY ha u naxariisto anagana samir iyo Iimaan hanaga siiyo
1. Xuseen Sh. Maxamed Yusuf
2.Abdi Yahye Muumim
3. Maxamed Abdi Muxumed
4. Abdikadir Sh. maxamuud Colhaye
5. Maxamed Muuse saleebaan
6. Abdiaziz Ali Hussien
7. Abdishakur Sh. Cumar Sh. Muse
8. Abdirashid Dahir Xaddi
9.Abdirazak Muse Ahmed
10 Abdifatah Ali Muhumed
11. Xil. Bashir Cisman Habane
12. Abdi Aw Aden Asker
13. Ciise Ahmed Askar
14. Muktar Saleeban Yusuf
15. Maxamuud Aw Abdi Xaddi
iyo dhamaan aqoonyahan tiro badan oo aanaan magacaantooda halkan ku soo koobi karin oo ahaa ardaydii uu wax soo baray
Hussien Sh. Mohamed Yusuf





