Musharraxa M/Xigeenka xisbiga UCID Mudane Abdirashid Xasan mataan, ayaa si aan gabbasho lahayn saxaafadda ugu sheegay in beesha caalamku ay xukuumadda Somaliland u soo bandhigtay qorshihii ay kaga mid noqon lahayd dawladda Federaalka Somalia. Waana markii ugu horreysey ee mas’uul xilkaa u tartamayaa uu hadal noocaasi ah ka dhawaajiyo. ( Halkan ka daawo ).
Awdalpress





