Awdalpress – Buuhoodleh – Shacabka Buuhoodle oo si cad u diiday in ay Puntland sheegato gobolka Cayn. Waxana ay duqayda magaaladaasi oo la hadlaysay shacab aad u badani cod dheer ku sheegeen in gobolka Cayn ama Buuhoodle uu ka mid yahay Maamulka Khaatumo State of Somalia.
Waa markii ugu horreysey ee magaalada Buuhoodle lagaga muddaharaado Puntland. Isla markaana ay shacabka Buuhoodle iska fogeeyaan in ay hoos yimaaddaan maamulka Puntland.
Warka oo dhammaystiran halkan ka daawo.
Awdalpress





