INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
Jaaliyadda Reer Awdal ee deggan Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan eheladii uu ka baxay Siciid Qalinle oo ku geeriyooday dalka Canada. Siciid oo ahaa dhakhtar vetrinery ah wuxu deganaa Imaaraadka muddo badan oo uu ka ahaa madax qayb ka mid ah Zoo-ga weyn ee ku yaalla magaalada Al Ain. Waxaanu ahaa odayaasha ugu muhiimsan jaaliyadda Soomaaliyeed ee talo iyo taariikhba loogu tago.
Haddaba dadka tacsida diraya waxa ka mid ah:
Cumar Ibrahim Kulle (Cumar Dubai)
Bashir Sh. Cumar Good
Dr. Sacad Xaaji Xirsi Cawaale
Cabdillaahi Cali Bahal
Najiib Cabdillaahi Ismaaciil
Muuse Aw Xasan Lo’doon
Cabdiraxmaan Cumar Sh. Ibrahim
Maxamuud Xasan Sacad (Saajin)
Nuux Tukaale
Cumar Aadan Liibaan
Cabdirashiid Ibrahim Kulle
Cumar Axmad Barre
Daahir Cali Wacays
Dahir Xasan Lo’doon
Xasan Aw Jaamac Abraar (Xasan Daad)
Maxamuud Ducaale Dahir
Maxamd Goodir
Mahdi Aw Xasan Wacays
Maxamuud Ibrahim (Jafjaf)
Axmad Xasan (Ayaanle)
Axmad Xasan Caynaan
Xaaji Cabdillaahi Cali Bahal
Maxamuud Xasan Sacad
Ahmed Cabdillahi Roble
Cabdiraxmaan Xaaji Axmad Miisaan
Axmad Sheekh Cumar Barkhad
Maxamuud Cabdinaasir
Saciid Cabdillaahi Iimaan
Cabdilqaadir Xasan Maxamuud
Maxamad Ismaaciil Giirre
Maxamed Ahmed Obsiiye (Ina Goodir)
Yasiin Xoosh
Cumar Dugsiiye
Maxamad Faarax Yaabarag
Ibrahim Aadan Shiil
Xuseen Muuse (Suufi)
Geeddi Maxamuud Aqli (Qarni)
Cumar Cabdillaahi Sabban (Bidhiidh)
Saciid Barkhad Cabdillaahi
Xuseen Dahir Mixile
Ibrahim Cabdillaahi Xandulle
Iyo dhammaan dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Imaaraadka Carabta ee aadka u garanaya magaca iyo martabadDa uu laahaa Saciid Qalinle. Ilaahay Jannadii Firdowsa ha ka waaabiyo, eheladiisiina iyo bulshada uu ka soo jeedayna Samir iyo iimaan ha ka siiyo.
Awdalpress.com






