Hamaliyo oo ay dirayaan dhammaan dadka hoos ku quran, oo ay u dirayaan Abdikarim Mohamed Abdillaahi iyo Muna Aden Elmi oo dhawaan ku aqal galay magaalada London, hambalyadan waxa diraya dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin:
Guddoon Abdillaahi
Fathia Abdirahman
Sacaada Abdi Hassan
Kasida Qasim
Dhool Kaahin
Hamdi Hamud
Mouna Abdillahi
Zeinab
Shukri Ahmed
Dhammaanba waxa ay dadkaasu ugu ducaynayaan in uu arooskii lagu nasto ee lagu nagaado uu Alle uga yeelo lammaanaha da’da yar ee dhawaan arooskoodu ka dhacay London.
Awdalpress