Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Somaliland oo sheeg in ururka midowga Yurub u magacaabay shaqo cusub. ( Isaga oo hadlayana halkan ka daawo )

$
0
0

DIGITAL CAMERAAwdalpress – Hargeysa – Mohamed Abdillaahi Omer oo ahaa wasiirkii  Arrimaha dibadda Somaliland ee xukuumadda Siilaanyo, ayaa saxaafadda u sheegay in loo magacaabay shaqo cusub oo Afrika u qaabilsan wada hadallada, dib u heshiinta iyo xallinta khilaafaadka siyaasiga ah. Bal warka arrintaa aan wada daawanno sida uu Mohamed uga hadlay.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images