Boorama(Awdalpress) duqa degmada quljeed oo safar shaqo ku jooga magaalada Boorama ayaa ka warbixiyey xaalada degmada quljeed oo maalmihii ugu dambeeyey ay ku sugnaayeen ciidamo tiro badan oo ka tirsan maamulka Soomaaliland kuwaasi oo argagax ka qaaday hadal ka soo yeedhay suldaan Abiibakar cilmi wabar oo sheegay in ay reer Awdal ka kalsoonidii kala laabteen Somaliland .
HALKAN KA DAAWO :
Awdalpress.
Xafiiska Boorama





