Waxaaayaamahanaadmaqasheen in macdanqaalilagahelaybuuralayda” SIIMOODI” eedegmadaBakieeGobalkaAwdal. Waxajirta in ay sheegtaydowladkusheega Somaliland in ay qandaraaskusiisay dad la sheegay in ay China kayimaadeen.Waxa kale oo la sheegayaa in xaddigamacdantunoqondoonoilaa 500 ton.Hadabamaxaytahaymacadantani?Maxaafaaiidoamakhasaarekujirta?
Beryllium waamacdannaadirku ah aduunkaooaad u qaali.Waxaygaashaantahay X-Rayga.Waxa loo isticamaala Neutron ahaan( is Used as a neutron source ). Waxaa loo Isticamaala in ay sahashowarshadahaNuclearka (used as a moderator in Nuclear Reacotors).Waxalagasameeyaadayaxgacmeedka (Space Shuttle).Daaqadahaiyobriigyadadayaxgacmeedku(Space Shuttle) waxaykasamaysanyihiinBerllium.
Berylliumkaiyowixii kale ee ay kujirtibawaa sun (poisonous).Waa in aananla liqinama la dhadhamin.
Macdantaniwaxay u baahantahay in dad climi u lehiyoqalabgaar ah oolagusifeeyociidasiaanayugufakanhawadaoodadku uneefsan.
WaxayreerAwdal u baahanyihiin in ay ilaashadaanmacdantannaadirkaku ah aduunweynahaiyocaafimaadkooda.Waxa loo baahanyahay in aduunwaynahau qaylsadaansidiimacdantan loo soosaarilahaaiyadaoo la sugaayocaafimaaddadkameeshadegeniyohantiidooda.
Macdantanisoosaaristeedawaxay u baahantahayqalabcasri ah, ooaanayhaysandadkaiyodegaankamaantalagaqodayo.Sidaa darted waxay u keenikartaadadkakashaqaynayainaykusumoomaan, cudurkahalista ah ee KANSAR (cancer) inayqaadaan, bii’addainaywaxyeeloweynoo dad iyoduunaba ay u geysanayso.
Waxa loo baahanyahay in sidaugudhakhsobadan loo joojiyo, laganamudaaharaado, adduunweynahanaloolalasocodsiiyokhatartameeshaaskasoosocota, ooaanaydankalahaynmadaxkusheegaarakayalacagtakasoogalaysa.ShirkaddaShiinahaahnadigniinqoraal ah la siiyo.
TOWFIIQDA ILAAHAY HA INA WAAFAJIYO
Jaaliyada Reer Awdal ee OTTAWA




