Boorama(Awdalpress) 13.Dec.2014 – Wasiirka isgaadhisiinta Somaliland ayaa ka hadlay go’aanka suldaan abiibakar cilmi wabar iyo xiisada ka taagan Gobolka Awdal , Abgaal oo ka mid ah wasiirada loo soo diray xalinta xiisadani ayaa ilaa imika aan ka hadlan ,
hadalka ka soo yeedhay wasiirka Abgaal ayaa cadeynaya sida ay weftigu waxba kuga qaban xiisadani ka taagan gobolada galbeedka iyo sida ay ugu hungoobeen safarkoodii Gobolka Awdal
Halkan ka Daawo :





