Boorama(Awdalpress) 14.Dec.2014- xildhibaan Ahmed cadoosh ayaa ka hadlay xadhiga xildhibaanada golaha deegaanka oo laba ka tirsan xabsiga hargeysa la keenay ka dib markii xalay laga soo xidhay Boorama , xildhibaanka ayaa ka hadlay xasaanada ay leeyihiin xildhibaanadu iyo sida loola dhaqmay masuuliyiintaasi .
Halkan Ka DAAWO :
Awdalpress/Boorama




