Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Prof. Ahmed Ismail Samatar oo maanta ka soo degey Hargeysa. Muxuuse sheegay markii ay saxaafaddu kula kulantay maddaarka. ( Halkan ka daawo )

$
0
0

Ahmed-Ismail-SamatarProf. Ahmed I Samatar oo aan muddooyinkan la maqal warkiisa ayaa maanta mar kale ka soo degey garoonka Egal Airport ee magaalada Hargeysa. Waxana halkaa ku soo dhaweeyey mas’uuliyiin, aqoon yahanno iyo wax garad reer Somaliland ah. Markii uu qolka nasashada yimid ayaa waxa ay saxaafaddu wax ka weydiisay socdaalkiisan, waxana uu yidhi hadallo hor dhac ah oo dad badan soo jiitay….hoos ka dhegeyso:

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images