Dadka Somaliada ah ee ku nool waddammada reer galbeedka sida Maraykanka, UK, Holland iyo Germaney ayaa waxa ay shuucbta ay la nool yihii la sameeyey is dhex gal aad ah, gaar ahaan dhallin yarada ayaa wakhtigan aad u dhex gashay dadka dhaladka ah, waxana ay qaarkood baraan luqadda Somaliga ah.
Haddaba waxa dad badan weliba caddaan u badan, u suurta gashay in ay bartaan luqadda Somaliga si fiican ugu hadlaan, ugu heesaan uguna sheekeeyaan. Waxana halkaa ka muuqda in ay fikirkii xumaa ee Somali laga qabay uu halkaa ka baxay.
Halkan ka daawo:
Awdalpress





