Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Television ka Aljazira oo warbixin ka diyaariyey sida Somalia u dhismayso, maxayse ku sheegtay dhibaatooyinka hor taagan? ( Halkan ka daawo )

$
0
0

Muqdisho iyo maantaAwdalpress – London – Televisionka Al Jazira ayaa warbixin kooban oo qurux badan ka diyaarisay Somalia iyo xaalkeeda, waxana ay ka eegtay dhinacyo badan, iyada oo aan ka tegin taariikhdii bur burka iyo sida ay Somaliyi ugu kala baxday qabiilooyin iyo kooxo diimeed oo dalka dagaal ku baabi’iyey. Siyaasadda baarlamanka ee qasan ayey iftiimisay, guud ahaanna maamulka dawladeed ee xilligan iyo horumarka dalka ayey diiradda saartay.

Halkan laga daawo warbixintaa oo muuqaal ah:

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images