Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Muqdisho oo laga dhisayo xaafado casri ah oo aan hore loo arag. ( Halkan ka daawo )

$
0
0

MuqdishoAwdalpress – Muqdisho – Muqdisho iyo magaalooyinka waaweyn ee Somalia waxa ka bilowday in ay shirkadihii Somalida ee Afrikada kale dhisi jirtay ay bilaabeen dhismayaal ay dhisayaal xaafadeedyo kuwa ugu casrisan caalamka ah. Xaafadahaasi oo wata adeegyadii dadku u baahnaayeen oo dhan, hadday noqon lahayd Suuqyo hagoogan, Dugsiyo, Masaajiddo, goobo lagu cayaaro, Jardiinooyin lagu nasto oo waaweyn iwm.

Halkan ka daawo:

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images