Boorama(Awdalpress) 17.Jan.2015-xoghaye Guud dhaqanka beelaha gadabursi Cabdikariin Cismaan Xasan ayaa maanta shir jaraid ku qabtay Gudaha magaalada Boorama waxaanu ku baaqay in shirka beelaha gadabursi dib loo dhigo arimo jiro awgeed .
Halkan Ka Daawo :