Lughaya(Awdalpress) 25.jan.2015- Shirweyaha beelaha gadabuursi uga socday dooxda Gob ee Degmada Lughaya ee Gobolka Awdal ayaa shalay la soo gabo gabeeyey waxaana laga soo saaray 10 qodob .
Ugaaska Guud ee beelaha gadabursi ugaas cabdirashiid ugaas rooble ugaas doodi ayaa soo xidhay shirkaasi .
Halkan Ka Daawo:





