Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Oday dhaqameedyo iyo waxgarad ka soo jeeda degmada Lughaya oo in yar u jirsaday in ay dagaal iclaamiyaan. Maxaa dhacay? ( Video )

$
0
0

breakingAwdalpress – Lughaya – Oday dhaqameedyo iyo waxgarad ka soo jeeda Beelaha Samaroon ee dega degmada Lughaya ayaa ka dhawaajiyey qaylo dhaan colaadeed oo degaankaa ku soo fool leh, waxana ay daboolka ka qaadeen dhul boob ay ku eedeeyeen gobolka Maroodi-jeex ama Hargeysa, oo waa sida ay hadalka u dhigeene ay hor boodayaan wasiirro ka soo jeeda beelaha duleedka Hargeysa dega. Si adagna waxa ay u sheegeen in beelaha bariga ka xigaa ay horena dhul u qaateen immigana ay Lughaya albaabka u soo fadhiisteen.

Waxana ay ku hanjabeen in ay buuraha galayaan, hub iyo ciidanna ay haystaan. Laakiin bay yidhaahdeen, been beentan aan samaysannay ee aan caalamka laga ictiraafsanayn, waxa aan ku qabnaana aanay jirin, balse ay beesha dhexe ku dharagtay, meesha ay way ka bixi.

Haddaba war saxaafadeedkan oo ay duqaydani reer Lughaya ay maanta sii daayeen aan wada dhegeysanno.

Awdalpress.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles