Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Dadweynaha Ku Dhaqan Magaalooyinka Puntland Oo Soo Dhaweeyey Joojinta Qaadka

$
0
0

qaadkaGaroowe(Awdalpress) 16.Feb.2015. Qaar ka mid ah bulshada ku dhaqan magaalooyinka Puntland ayaa Ka Hadlay Qaadka kenya oo labadii maalmood ee ugu dambeeyey aan soo gaadhin magaalooyinka Puntland ka dib markii ganacsatadii soomaaliyeed ee ka ganacsata qaadku ay joojiyeen gabi ahaanba ka dib markii cashuuraha iyo iibka qaadka kor loogu qaaday dalka ay ka soo iibsan jireen iyo dalalka ay geyn jireenba .

Halkan Ka Daawo :


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images