Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Tacsi tiiraanyo leh oo ku socota reer Cige Mataan iyo eheladooda.

$
0
0

tacsi (1)INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.

Annaga oo ah reer Sh. Omer Goth, waxan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhammaan reer Cige Mataan meel ay dunida ka joogaanba, waxanan uga tacsiyadaynaynaa geerida ku timid Allaha u naxariistee marxuum Cige Mataan oo maalintii shalay ahayd ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Waxanan Marxuumka Ilaahay uga baryeynaa in uu Jannadii ka waraabiyo, eheladiisii iyo asxaabtiisiina uu samir iyo iimaan ka siiyo.

Aammiin aammiin.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images