Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Mareykanka oo sheegtay dilka Aadan Garaar

$
0
0

Al-Shabaab-III-300x198Pentagon-ka Mareykanka ayaa xaqiijiyay in diyaaradaha drones-ka Mareykanku ay toddobaadkii hore duqeyn ku dileen horjooge sare oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab.

War qoraal ah oo Arbacadii ka soo baxay waaxda difaaca ee Mareykanka ayaa lagu sheegay in Aadan Garaar lagu dilay duqeyn dhanka cirka ah oo lala beegsaday gaarigiisa meel u dhow degmada Diindoor ee gobolka Baay.

Aadan Garaar  ayaa mas’uul sare ka ahaa ka shaqeynta howlaha sirdoonka iyo ammaanka ee kooxda Al-shabaab.

Garaar ayaa sidoo kale la sheegy in uu ahaa ninkii maleegay weerarkii bishii September ee sanadkii 2013-kii lagu qaaday suuqa Westgate ee  Nairobi, halkaas oo ay ku dhinteen 67 qof

RBK


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles