Dhamaan qoyska reer Miicaad Allaleh waxaa tacsi u dirayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Ilaahay Naxariistii Jano ha ka waraabiyee Suldan Cilmi Roobleh Fure oo saaka ku geeriyooday dalka Talyaaniga. Waxan marxuumka Ilaahay uga baryaynaa Inuu janadii farduusa ka waraabiyo qoyskii iyo eheladii uu ka tahay a Samir iyo imaan ka siiyo Aamiin. Aamiin. Aamiin. Anagoo kala ah. Sahra Miicaad Allaleh Cabdi Miicaad Allaleh Jamal Miicaad Allaleh Malyun Miicaad Allaleh Mustafe Miicaad Allaleh Fosiya Miicaad Allaleh Maxamed Miicaad Allaleh Ruqiya Miicaad Allaleh . Khabra Kamil Allaleh Dhamaantayo waxanu leenahay samir iyo iimaan dhamaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay reer Cilmi kabal Meel kasha oo ay kala joogaan
↧
Tacsida tiiraanyo leh oo ku socota eheladii Marxuum Cilmi Rooble Furre ( Janaral Cilmi Kabaal )
↧