Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Colaadda Abgaal iyo Habar Gidir oo weli taagan. Maxaa caddayn u ah?

$
0
0

Salad_cali_jeeleAwdalpress – Muqdisho – Salaad Cali Jeelle oo ka mid ah siyaasiyiinta beesha Abgaal ayaa waxa uu beri dhaweyd ka dhawaajiyey hadallo xasaasi ah, oo shacabka dib u xasuusiyey colaaddii lagu xaaqmay sagaashaadkii ee u dhexeeyey Abgaal iyo Habar Gidir. Hadallada colaad cusub hurin kara, ee uu ku majaajillaynaya waxa ka mid ah…haddii qaxa Habar Gidir uu ahaa xaafadda Kaaraan ee Muqdisho. Haddi kadibse waa Galgaduud. Waxa kale oo uu ka sheekeeyey, rag Abgaal ahaa oo u god galay dagaalladii sokeeye ee u dhexeeyey Habar Gidir iyo Abgaal.

Bal caasimaddii oo siyaasigan Abgaal uu beesha kale ee ay walaalka yihiin ugu faanaya in uu ka adkaaday halkan ka dhegeyso.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles