Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Caasho Geelle Diiriye oo is-casishay

$
0
0

Caasho-Geelle-DiiriyeGuddoomiyihii guddiga madaxa bannaan ee dib u eegista dastuurka KMG ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay iska casishay xilkii ay ka heysay guddiga.

Shir jaraa’id oo ay ku qabatay magaalada Gaalkacyo, ayey ku sheegtay  inis-casilaadeeda ay sabab u tahay caqabado badan oo soo wajahay iyo waqti  yar oo u haray guddiga oo ay tahay in uu howlo badan ku qabto, aanay u suurtagaleyn.

Waxay sheegtay, in muddadii ay xilka heysay wax badan oo la filayey aysan qabsoomin caqabadaha jiray awgeed.

Guddiga madaxa bannaan ee dastuurka, ayaa howshiisu tahay sidii dib u habeyn loogu sameyn lahaa dastuurka, kaddibna afti loogu qaado lahaa ansixintiisa ka hor inta aan dalka doorashooyin ka dhicin 2016.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images