Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Gabadh Somaliyeed oo ku gabyeysa English, kuu sawiraysa hooyada Somaliyeed nolosha ay kaga nooshahay Somaliya.

$
0
0

Sahra KoshinSahra Ahmed Kooshin waa gabadh Somaliyeed oo wax ku baratay waddammada reer galbeedka, sida gabdho badan iyo wiilal badan oo Somaliyeed ay waddammadaa reer galbeedka wax ugu barteen. Sahri waa gabyaa ku gabayda luqadda English ka, waxana ay gabaygan aan soo qaadannay oo la yidhaa I AM A SOMALI WOMAN ay ka tirisay meelo badan, dadka dhegeystayna aad ayey ula dheceen, gaar ahaan habka ay u akhriyeyso. Sidaasi daraaddeed ayaan akhristayaasha shabakaddan ula wadaajinaynaa.Ee nala dhegeysta.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images