Awdalpress – Hargeysa – Wasiirka arrimaha gudaha Mudane Cali Warancadde iyo wafdi uu hoggaamiyo ayaa socdaal ugu boqoolay gobollada bariga oo la sheegay in ay shaqaaqo nabad geliyo darra ahi ka taagan tahay. Waxana uu Wasiirku saxaafadda u sheegay in gobollada bariga ay ka jiraan colaado ku lug leh, dakanooyin ay beelaha wada deggeni kala tirsanayaan.
Sida aad video ga ka daawan doontaan, waxa wasiirka iyo wafdigiisa welheliya ciidan laxaad leh, oo aan hore u dhinac socon jirin wafdiyada. Bal hadda nala daawada sheekada inta kale.
Awdalpress



