Boorama(Awdalpress) munaasibad is qurux badan loo soo agaasimay isla markaasina loogu mahad celinayey hodan maxamed nuur faahiye oo ka mid ah qurbo joogta Gobolada Galbeedka Somaliland isla markaasina ku sugan dalka Ingiriiska oo taageero mug leh siiyey ciyaartoyga kooxda kubada cagta ee Xidigaha Boorama ayaa lagu qabtay Hoteel Rays ee magaalada Boorama halkaasi oo sharahaado sharaf lagu gudoonsiiyey kaasi oo uu u qaaday aabaheed Korneyl maxamed Nuur Faahiye
↧
Kooxda Kubada Cagta Ee Xidiga Borama Oo Munaasibad Mahad-naq Ah U Qabtay Hodan M.Noor Oo Degan Dalka Ingiriiska(Daawo+Sawir
↧























