Awdalpress – Hargeysa – Xasan Guure oo u hadlay mucaaridka oo shir ku baaqay, kana jawaabay hanjabaadda xukuumadda, Wasiir Waran-cadde oo hanjabay, amarna siiyey ciidammada amnigu in ay soo xidhaan siyaasiyiinta laga fadhiyi la’yahay.
Warar caawa Hargeysa naga soo gaadhayaana waxa ay sheegayaan in rag ka mid ah xubnaha ugu sarreeya xisbiyada Mucaaridka ah lagu talo jiro in Jeelka la dhigo, amarna lagu bixiyey in la soo qabto. Ciidammada amniguna ay ku gaaf wareegayaan guryaha siyaasiyiinta aadka uga hadla dhalliisha dawladda Siilaanyo.
Halkan ka daawo.
Awdalrpess






