Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Abdirahman Cirro iyo Jamal Ali Xuseen oo dacwad dawladda ka dhan ah u gudbiyey Maxkamadda Sare ee Somaliland, Wasiirro afka furtay iyo gobolka Gebilay oo gurmad siyaasadeed loo diray. ( Intaba halkan ka daawo )

$
0
0

HotNewsAwdalpress – Hargeysa – Muddaba waxa xisbiyada mucaaridka xisbiyada Somaliland, madasha wada tashiga iyo Siyaasiyiin kaleba  ka soo yeedhayey qaylo dhaan ku wajahan arrimo badan, waxana qayladaa ugu danbeysey warkan:

Dhinaca kale waxa iyana afka isku qaban la’ wasiirro iyo siyaasiyiin taageero weyn u haya mawqifka dawladda ee muddo kordhinta, waxana ka mid ah Wasiir Abgaal oo dhinac walba u ridaya, bal hadda nala daawada waa kane:

Gurmad wasiirro ah ayaa iyana ku qul qulaya degmada Gebilay oo mucaarid u xuub siibanaysa, waa ayo wasiirrada loo diray:

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images