Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Wasiirada Galmudug Iyo Xildhibaanadii Kacdoon kala horyimid

$
0
0

2911

Cadaado (Awdalpress.com) Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa dhowaan ku dhowaaqay Golaha Wasiirada Maamulkaasi, kuwaasi oo mudo dheer isha Lagu hayey soo Magacaabistooda.
Golaha Wasiirada Ee uu Soo Dhisay Madaxwayne Cabdikariim Guuleed ayaa ka Kooban 24 Wasiir 23 Wasiir ku xigeen iyo 5 Wasiiru dowle, Waxaana Lagu shaaciyey Xaflad lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee magaalada Cadaado
Dhinaca kale Qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Galmudug oo kulan ku yeeshay magaalada Cadaado ayaa kasoo horjeestay golaha wasiirada cusub ee madaxweyne Guuleed ku dhawaaqay iyo sidoo kale Heshiiskii dhowaan lala galay Ahlu-suna
Xildhibaanada ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay Tirada Wasiirada uu magacabaay Madaxwayne Guuleed, Sidoo kalana waxay soo bandhigeen Qodobada ay ku haystaan Madaxwayne Cabdikariim Guuleed.

Awdalpress.com
Rag Is baray


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images