Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Daawo Video: Ismaaciil Hure Buubaa dad hargeisa u Sheegayna inuu kasoo Rajo dhigay Koonfurta Soomaliya

$
0
0

images
Hargeisa (Awdalpress.com) —-Ismaaciil Hurre Buubaa oo xilal kala duwan kasoo qabtay dalka Soomaaliya gaar ahaana dawladihii KMG ahaa ee dalka soo maray kuwaasoo uu ka gaadhey heer wasiir arima dibadeed aaa maanta ka degey magaalada Hargeysa.
Buubaa ayaa sheegay inuu kusoo laabtay Maamulka Somaliland isagoo ka noqday mabda’ii uu aaminsanaa ee midnimada Soomaaliya “Aad baan ugu faraxsanahay imaanshahayga waxyaabo farabadan waan ka wada hadli doonaa, waxaan rajeynayaa in guul iyo wanaag ay Somaliland usoo hoyato aniguna wixii kartidayda ah aan halkaa ka geysto”, ayuu yiri Buubaa oo hadal kooban siiyey Saxaafadda
HALKAN KA DAAWO VIDEO

Awdalpress.com
Rag Is Baray


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images