Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

ciidamadda uganda ee soomaaliya waxaa ay qaadi doonaan falcelin adag…

$
0
0

bb
Afhayeenka Ciidamadda Militariga Uganda Paddy Ankunda ayaaka hadlay weerarkii Al shabaab ay ku qaadeen Saldhigga Ciidamadda AMISOM Uganda ay ku leeyihiin Degmadda Janaale Ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Captain Paddy ayaa sheegay in Ciidamadda Uganda ee ku sugan dalka Soomaaliya ay qaadi doonaan jawaab adag oo ay kaga aargudsanayaan Dagaalamayaasha Al Shabaab.
“Ciidamadda Uganda Ee Soomaaliya Waxaa ay Qaadi Doonaan Falcelin Adag Oo Ku Aadan Weerarkii Al Shabab Ee Janaale” Sidaasi Waxaa Yiri Paddy Ankunda.
Hadalka Afhayeenka Ciidamadda Militarigga Uganda ayaa waxaa uu imaanayaa iyadoo Dagaalayaasha Al Shabaab Weerar Xoogan ay Aroornimadii Taladada ku qaadeen Saldhigga Ciidamadda AMISOM ay Ku Leeyihiin Janaale.
Weerarkaasi ayaa Al shabaab waxa ay sheegeen in ay ku dileen 50 Askarta AMISOM Uganda ka tirsan Balse Captain Paddy Ankunda aya
Awdalpress.com
Rag Is Baray


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images