Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Maanta oo riig biyood lagu wareejiyey degmada tog wajaale

$
0
0

riig-3
Riig Biyood Loogu Talo Galay Degmada Tog Wajaale.
Wafti baaldhan ka tirsan xukuumada somaliland xildhibaanada gala soo doortay gobolka gabiley safiirka somaliland u fadhiya emaraatka carab iyo haayad khayriya ayaa maanta riig biyood ku wareejiyay maamulka magaalada togwajaale oo uu weheliyo maayarka gabiley iyo badhasaabkuxigeenka gobolka
sawirka-gabiley-2

Awdalpress.com
Rag Is Baray


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images