Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Liiska Xulka Kubada Cagta G/Awdal Oo Lagu Dhawaaqay

$
0
0

xulka-Awdal2Borama(Awdalpress) War Deg Deg ah Liiska Ciyaartooyada Kubada Cagta Ee Gobolka Awdal U Safan Doona  Koobka  Kubada Cagta Ee Gobolada S/land Oo La Shaaciyey.Akhri Magacyada Ciyaartoyada.

JAMHUURIYADA SOMALILAND

ku: Gudoomiyaha Gobolka Awdal

ku: Taliyaha Qaybta Gobolka Awdal

ku: Gudoomiyaha Magaalada Borama

Og: Agaasimaha wasaarada dhalinta iyo ciyaaraha ee gobolka Awdal

 

Ujeedo: Soo gudbin Liiska ciyaartoyga xulka Gobolka Awdal Anaka oo ah gudidan magacyadoodu hoos ku xusan yihiin ahna gudi ka socota dhalinyarada

bahwaynta ciyaartoyga gobolka Awdal waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa liiska ciyaartoyga

matali kara Gobolka taasi oo an soo turxaan bixinay.

 

Liiska xulka ah ee imika aan xulnay loogama jeedo ku xumayn ciyaartoyadi hore loo xulay ee xulkii hore laftarkiisa ciyaartoyada wanagsan eeku jira waan kasoo qaadanay liiskana way ku jiraan.

Waxaan si sharaf iyo tixgalin balaadhan ku jirto idiinka codsanaynaaa inaad noo tix galisaan aad dibna u eegtaan danaha iyo guulaha gobolka maadaama oo uu marti galinayo gobolkeenu koobka gobolada Somaliland islamarkaana ujeedadeenu ay tahay inan meesha ugu wanaagsan ka gaadhno Tartanka Kubada Cagta Ee Gobolada S/land.

Magacyada Gudida soo xushay xulka Gobolka Awdal Ee Kubada Cagta:-

  1. Jaamac Daahir Xaamud
  2. Ducaaale Saleebaan Cabdi
  3. Cabdijabaar Aadan Dugsiiye
  4. Cabdiqaadir Nuur Daahir
  5. Maxamed Maxamuud Jaamac (ciid)
  6. Cumar Bashiir
  7. Fadxi Ibraahim
  8. Maxamed Daahir Caateeye (oday)
  9. Axmednuur Maxamuud Xasan

Liiska ciyaartoyga Gobolka Awdal uga qayb gali doonta tartanka ciyaaraha kubada cagta ee gobolada soomaliland

.Xulka Awdal

  1. Maxamed Axmed Cilmi (goal keeper)           Sheekh Axmed salaam
  2. Baashe Yuusuf Cumar (goal keeper )       sheikh makaahiil
  3. Xasan Cabdi Ibraahim (Cawke)                                              sheikh cali jawhar
  4. Cabdisamad Ibraahim Maydhane (saqadhi) sheikh cali jawhar
  5. Ibraahim Saciid Daahir         sheikh makaahiil
  6. Najiib Cali Maxamed              Sheekh Axmed salaam
  7. Khadar Maxamed Faarax (BeBe)                      Sheekh Axmed salaam
  8. Tawakal Cabdi Cali                Sheekh Axmed salaam
  9. Fadxi Muxumed Rooble         sheikh cismaan
  10. Cabdisamad Maxamed Muxumed (Muraayo) sheikh makaahiil
  11. Mustafe Maxamed Cilme (m.ciro) Sheekh Axmed salaam
  12. Cabdiraxman Abiib Muxumed (liigo) sheikh cismaan
  13. Cabdisalaan Daahir Carab ( fiigo) sheikh cismaan
  14. Cabdifataax Maxamed Diiriye (dhako) sheikh cali jawhar
  15. Liibaan Maxamuud Axmed ( sisko)                       sheikh cismaan
  16. Muxiyodiin Ducaale Diiriye (muxiyo) sheikh cismaan
  17. Badri Maxamed Cabdi (messi)  sheikh makaahiil
  18. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Cabdi (cabdi carabloo)sheikh cali jawhar
  19. Sakariye Cabdilahi Diiriye (zaki) sheikh makaahiil
  20. Maxamed Maxamuud Xasan ( Bayle) Sheekh Axmed salaam
  21. Bahdoon Axmed Hadliye           sheikh cismaan
  22. Ayaanle Cali Muxumed              Sheekh Axmed salaam
  23. Shabcaan Cilmi Cumar             sheikh cali jawhar
  24. Sharmaake Cabdilaahi Maxamed (Sharmaboy) sheikh cali jawhar
  25. Sadiiq Cabdi Cilmi                      Sheekh Axmed salaam
  26. Sakariye Cabdi Yuusuf                sheikh cali jawhar
  27. Maslax Maxamed Siciid             sheikh cali jawhar
  28. Cabdiraxmaan Abaadir               sheikh makaahiil

Awdalpress /Boorama

Rag is Barey


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images