Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Darawalkii Siyaad Barre oo Ciil la ooyey Kadib weerar lagu qaaday Oo looga saaray Gurigiisa

$
0
0

DAAWO-MUUQAAL
Xaashi Bulxan oo ah darawalkii gaarka ahaa ee Madaxweynihii hore Somalia, General Maxamed Siyaad Barre, ayaa xoog looga saaray gurigiisa oo ku yaala Degmada C/casiis Ee Waqooyiga Magaalada Muqdisho, waxaa ka danbeeyay nin la dhashay Madaxweynaha Sooomaaliya oo lagu magacaabo Cali Sheekh Maxamuud oo garab ka helaya Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Muungaab
Xaashi Xulxan ayaa ayaa ciil la ooyay Isagoo Warbaahinta kula hadlayey magaalada Muqdisho, Wuxuuna sheegay inuu ka mid yahay hada ciidanka Xooga dalka iyo Xafiiska Raysal wasaaraha, wuxuuna sheegay in Caruurtisii iyo Xaaskiisii oo dhiig baxayey aanu meel ku sheegin, Wuuxuuna codsi u diray Bulshada Soomaaliyeed iyo Madaxda Dawlada.
HALKAN KA DAAWO VIDEO

Rag Is Baray


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images