London (Awdalpress.com) Wiilyar oo uu dhalay Wariyaha caanka ah ee Axmed Xasan Cowke ayaa noqday Wariye, isagoona soo saari doona Barnaamij Loogu magac daray (YOUTHSHOW)
Sakariye Cowke ayaa wuxuu ka howl-geli doonaa Tv-ga Somali Cable oo kamida kuwa Soomaalida, waxaana uu Barnaamijka ku waraysatay Dhalinyaro Soomaaliyeed, HOOS KA DAAWO MUUQAALKA.
Awdalpress.com
Rag Is Baray
↧
Geed wuxuu dhalaa midho caynkiisa ah iyo wariye hasan cawke oo dhawaan nasandoona
↧