Waxaa magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee Mooshinka Xilka qaadista Ka keenay Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, Waxayna Sidoo kale Fariin u direen Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cismaan (Jawaari).
Waxaa madasha si wayn uga dhex muuqday Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil iyo Sidoo kale Xidhibaan Foosiya Yuusuf Xaaji Aadam iyo Xildhibaan Cabdullahi Goodax Barre oo ay markii hore Xidhiidh wanaagsan lahaayeen Madaxwayne Xasan Sheekh.
Awdalpress.com
Rag Is Baray
↧
Xildhibaanadadii mooshinka dhanka ka ah ina sheekh mahamuud oo safka hore kaga jirto Rasulwasaarihii hore ee musmaasuqa lagu eedeeyey dawladii ina sheekh mahamuud marakay curatay
↧